QAYBTII 3-AAD: Maxaad Ka Taqaana Ismaaciil Cumar Geelle: Macangag Ah Keligii Taliye Aan Loo Tallin "Xidhiidhka Somaliland Iyo Jibouti"
Radio Somaliland - 25 Jun, 2008 - qormooyinkani taxanaha ahi sinama uga turjumayaan necayb iyo xumaan aan shakhsiyan qoraa ahaan aan u qabo shakhsi ama cid, amaba muwaadin ka mid ah shacabka reer Jibouti, waxaan halkani ku muujinaya in shacabka reer Jibouti ay iga mudanyahiin ixtiraam, wanaag iyo qadaris badan.
The Unattached Intelligentsia: New Bottle, Old Wine – N. Farah and Ilma Ismail Samatar
Radio Somaliland - 21 Jun, 2008 - By Sagal Say Wallahi - In the 30’s, Karl Mannheim was writing about a free-floating intelligentsia, a socially unattached and classless stratum.
Somaliland Political Stand off Resolved, what is next
Radio Somaliland - 05 Jun, 2008 - By: Ibrahim M Awad - At the outset, anyone who adores peace, stability and slow progress of Somaliland must be pleased with the conformity made by political party’s leaders relating to the president’s term extension:
Is there a problem between Opposition Parties and Dahir Riyale or has the President Changed Coats from a Democratically Elected President to a Deaf Dictator?
Radio Somaliland - 17 May, 2008 - Every time a glimmer of hope shines and all agree on conflict resolution,
Radio Somaliland - 23 Oct, 2007 - By Guled Ismail - As a Somalilander, I was heartened by the victory of the people in Sool. And it was just that - a victory for Sool achieved completely by Soolians.
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Iyo Xuska 48 Guuradii Ka Soo Wareegtay Maalintii Somaliland Xornimadeeda Ka Qaadatay Mustacmaradii Ingiriiska.
Radio Somaliland - 27 Jun, 2008 - Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa Xaflad si weyn loo soo agaasimay,isla markaana lagu maamuusayay Garabada dhalinyarada Xisbiga Ucid ee Degmooyinka Koodbuur iyo 26-ka June ee Magaaladda Hargeysa iyo sidoo kale sannad-guurada 48’aad ee ka soo wareegtay maalintii Somaliland xornimadeeda ka qaadatay Gumaystihii Ingiriiska ee 26-kii June 1960-kii, oo maanta ku beegnayd ayaa lagu qabtay Hutel-ka Panaroma ee Magaaladda Hargeysa.
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA: Door Intee Leeg ayey Saxaafadu Ka Qaadan Kartaa Habka Diiwaangelinta Cod Bixiyayaasha iyo Doorashooyinka!
Radio Somaliland - 24 Jun, 2008 - Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa maanta Aqoon-isweydaarsi u soo Gebagabeeyey koox suxufiiyin ah oo dhameyd 20 Suxufi oo ka kala socotay qeybaha kala duwan ee Warbaahinta, kaas oo lagu qabtay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa.
War Degdega: 3 Qof Oo Dalxiisayaal Ajaanib Ah Ayaa La Soo Afduubay Dhinaca Buuraha Laas-qorey Ee Sanaag Iyo Xukuummada Somaliland Oo Ka Hadashay
Radio Somaliland - 24 Jun, 2008 - Budhacad badeed ayaa Afduubtay qoys ka kooban 3 qof oo dalxiisayaal ajenabi ah,oo isugu jiray Nin, iyo Kaaskiisi iyo Wiil ay dhaleen iyaga oo watay dooni laga soo Afduubay Biyaha Badda Yemen,gaar ahaana Magaalada Cadan,isla markaana la galay buura Degmada Laas-qorey ee Gobolka Sanaag, waxaana la sheegay inay Ciidamada somaliland ay ku daba joogaan budhcad badeeda si ay gacanta ugu soo dhigaan.
War Degdega: Wefti U Hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Safar Ugu Anbabaxaya Jabuuti Iyo Dareenada Ku Xeeran
Radio Somaliland - 22 Jun, 2008 - Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa Safar aan hore loo shaacin lagu wadaa inuu ugu anbabaxo Maanta Magaalada Dalka Jabuuti.kaas oo qaadandoona muddo laba Cisho ah .
Ganacsatada Sayladda Xoolaha Burco oo ka Cadhootay Sicir dhimis
Radio Somaliland - 21 Jun, 2008 - Burco – Ganacsatada xoolaha ee Magaalada Burco ayaa maanta cabasho ay ku diidan yihiin sicirka xoolaha ee ay u gooyeen Wakiilada Shirkada Xoolaha ee Aljaabiri isla soo hor dhoobay Xarunta maamulka Gobalka Togdheer
This is our moment...'Obama declares victory, starts "historic journey"
Radio Somaliland - 05 Jun, 2008 -
ST. PAUL, Minnesota (Reuters) - Democrat Barack Obama declared victory on Tuesday in the hard-fought race for the Democratic nomination and said the country faced a defining moment in the November presidential election against Republican John McCain.
Gudoomiyayaasha saddexda Xisbi Ee KULMIYE, Udub Iyo UCID Oo Caawa Heshiis Qalinka Ku Duugay
Radio Somaliland - 02 Jun, 2008 -
Hargeisa - Kulan adag oo ay maanta Qasriga Madaxtooyada ku yeesheen Md. Daahir Rayaale iyo Gudoomiyayaasha labada Xisbi Mucaarid ee KULMIYE iyo UCID Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] iyo Eng. Faysal Cali Waraabe oo qaatay muddo lix sacadood ah ayey ku heshiiyeen go’aamo iyo qodobo ay ka gaadheen, isla markaana ay ku soo afjareen khilaafaadkii cakirnaa ee mudada badan ka dhex aloosnaa xukuummada iyo Axsaabta mucaaridka.
Jendayi Frazer oo Xaqiijisay in Maamulka Madaxweyne Bush Doonayo inay Xafiis Diblomaasi Ka Furtaan Somaliland
Radio Somaliland - 02 Jun, 2008 -
Washington: Sarkaalka ugu sareeya ee Maraykanka u qaabilsan Arrimaha Afrika,Jendayi Frazer,ayaa sheegtay inuu Maamulka Madaxweyne George Bush ee Maraykanku doonayo inay xafiis diblomaasi ah ka furtaan Caasimada Somaliland ee Hargeysa.
Xuska 31-ka May1988, Oo Ku Beegan 20 Guuradii Ka Soo Wareegtay Maalintii Hargeysa La Soo Galay Oo Si weyn Loo Xusay
Radio Somaliland - 31 May, 2008 -
Hargeysa(HWN)- Munaasibada kala gaar-gaar ah oo lagu xusayay 20 Guurada ka soo wareegtay maalintii guda galka Caasimada Hargeysa, ee Ururkii SNM kala wareegeen Maamulkii kalidii taliska ahaa ee Maxamed Siyaad Barre, ee wadankan laga xoreeyay ayaa maanta iyo caawa lagu kala qabtay meelo kala duwan oo Hargeysa ka mid ah